Dowlad Carbeed oo gaadiidka Gurmadka deg dega u dirtay Shacabka Falastiin

Ciidamada Yahuudsa Israa’iil ayaa wali wada weerarada ay ku beegsanayaan shacabka aan waxbo galabsan ee reer Falastiin, waxa ayna magaalooyinka qaar ku garaacayaan gantaalo halka kuwa kalana rasaas dadka ku furayaan. Dowlada Masar ayaa 10 gaari oo nuuca gurmadka deg dega u dirtay magaalada Gaza ee dhulka reer Falastiin si ay usoo daad gureeyaan dadka … Continue reading Dowlad Carbeed oo gaadiidka Gurmadka deg dega u dirtay Shacabka Falastiin